Ciidamada Shisheeye ee Uganda oo Lagu Weeraray Deegaan Kamid ah Shabeelada Hoose.

25
0

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ka howlgala gobolka Shabeelada Hoose oo howlgal ka fuliyay deegaan kamid ah gobolkaas.

Militeriga Alshabaab ayaa weerar ku qaaday ciidamada shisheeye ee Uganda ee saldhigga ku leh degaanka Nambar60 ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Inta la xaqiijiyay waxaa ciidamada Shisheye ee Uganda dagaalkaasi looga dilay 1 askari.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here