Ciidamada Xabashida Itoobiya Oo Qof Shacab Ah Ku Dilay Gobolka Liibaan Ee Dhulka Soomaali Galbeed.

39
0

Ciidamada Xabashida Itoobiya oo dil iyo weerar ka gaystay gobolka Liibaan ee dhulka ay gumeysato ee Soomaali Galbeed.

Inta la xaqiijiayay 1 qof oo shacab ah ayee ku dileen ciidanka Xabashida Itoobiya tuulo hoostagta degmada Qarsaa-duulle ee gobalka Liibaan oo kamid ah dhulka ay gumeysato Itoobiya ee Soomaali-galbeed.

Waxa ay sidoo kale isla tuuladaan soo weerareen ciidamada xabashida muddo 3 jeer ah, iyagoona dhaawacay 4 ruux oo shacab ah, kuwaas oo 2 kamid ah ay xaaladoodu culus tahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here