Ciidamada Xarakada Alshabaab Oo Howlgallo Milliteri ka Fuliyay Gobolada Banaadir iyo Mandheera.

34
0

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa xalay weeraro qorshaysan ka fuliyay gobolada Banaadir iyo Mandheera.

Banaadir:

 Guutada qaraxyada ee xarakada Alshabaab waxay habeenkii xalay weerar loo adeegsaday qarax ka fuliyeen bar-koontarool ay ciidamada Dowladda Fedaraalku ku leeyihiin suuqa Dayax ee degmada Kaxda oo katirsan magaalada Muqdisho.

Mandheera:

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay habeenkii xalay weerar qorshaysan ka fuliyeen degaanka Cumar Jiis ee gobolka Mandheera oo ku hoos jira gumeysiga dowladda Kenya.

Weerarka waxaa lagu dilay askari magacaabijiray Xasan Cumar Lacag kaasi oo katirsanaa K B R.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here