
Laba qarax ayaa lagu weeraray fariisin ay ciidamada DF ku lahaayeen agagaarka Qubuuraha Barakaat Xaafada Daaru Salaam ee magaalada Muqdisho, waxaana jira khasaare soo gaaray Ciidamada DF.
Deegaanka Ceelsha Biyaha duleedka Muqshisho waxaa lagu toogtay askari ka tirsan Ciidamada DF oo lagu magacaabi jiray Xasan Cali Maxamad.