Daawo Degmada Awdheegle oo maalintii labaad ku jirta gacanta Xarakada Al-Shabaab.

20
0

Degmada Awdheegle ayaa maalintii labaad ku jirta gacanta ciidamada xarakada mujahidiinta Al-Shabaab, waxaana illayo haatan ka babanaya raayada Rasuulaka Naxariis iyo Nabad-galyo korkiisa ha’ahaatee.

Muuqaalkan oo ay soo duubeen dadka deegaanka ayaa muujinaya in wali deegaanka ay gacanta ku hayaan ciidamada xarakada, waxaana dagan jawiga magaalada, ayadoo isusocodkii dadwaynaha uu sidiisii kusoo laabtay.

Muuqaalkan ayaa fadeexad iyo waji gabax ku noqnaya sheegashooyinka beenta ah ee ay dawladda fadaraalku baahinayso, ayadoo sheegtay in ay shalay iska caabisay dagaalyahanada Al-Shabaab.

halkan ka daawo muuqaalka oo dhamaystiran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here