Mu’assasada Warbaahineed ee Al-Kataib ayaa baahisay qaybta Labaad Documentary taxane ah oo ka kooban 3 xalqo, kaas oo banaanka soo dhigaya aragtida dhaqaale ee dalka lagu hagayey tobanaankii sano ee lasoo dhaafay iyo caqabadaha dhaqaale ee uu dalkeenu waajahayo.
Taxanahan loogu magac daray “Dhagaraha Bankiga Adduunka Iyo Hay’adda IMF” wuxuu ku baxayaa luqadaha Af Soomaliga iyo Ingiriisiga, wuxuuna daaha ka feydaya hagardaamooyinka ay hay’adaha IMF iyo World Bank ku hayaan dalalka soo kobcaya, gaar ahaan dalkeena Muslimka ah ee Soomaaliya.
Wuxuu sidoo kale taxanahan diiradda saari doonaa siyaasadaha dhaqaale ee gurracan ee ay hay’adaha IMF iyo World Bank kusoo rogeen dalkeena, isagoo si gaar ah isu dultaagi doona waxa loogu yeero barnaamijka deyn cafinta Soomaaliya iyo canshuuraha xargaha goostay ee lagu soo rogay shacabka Muslimka ah ee Soomaaliyeed. Waxay Mu’assasada Warbaahinta ee Al-Kataib taxanahan ku soo gudbineysaa asbaabta ay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku diidan tahay hanaanka dhaqaalaha ee hay’adaha IMF & World Bank dalka kusoo rogeen iyo baadilnimada heshiisyada loo saxiixay.
Halkan ka daawo qaybta koowaad ee Taxanaha.
https://islamichistory.tv/watch/A3TAbSEpfzzxGHQ