Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay dheceen dagaallo in ka badan 3 jeer lagu jabiyay ciidamada dowladda fedaraalka oo ay kor ka taageerayeen diyaaradaha Mareykanka.
Dagaalada ayaa si gaar ah ooga dhacay duleedka deegaanka Aboorrey oo hoostaga degmada Buuloburde ee gobalka Hiiraan.
Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in deeganka Aboorrey ay si buuxda gacanta ugu haya ciidamada Xarakada Al-Shabaab.
Militeriga Alshabaab ayaa guluf dagaaleed kawada gobolo dhaca koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.