Dagaallo lagu jabiyey ciidamada dowladda Fadaraalka ayaa maanta waxay ka dhaceen duleedka degmada Ruunirgood ee Shabeellada Dhexe.
Ciidamada dowladda Fadaraalka oo khasaaro xooggan la gaarsiiyey ayaa markii ay jabeen waxay u carareen dhanka deegaanka “Nuur-dugle”
Xaalada degmada Ruunirgood ayaa dagan, waxaana si buuxda gacanta ugu haya ciidamada Mujaahidiinta oo ku sugan.