Dagaallo lagu jebiyay ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay ka dhaceen duleedka magaalada Ceelbaraf, waxaana jira khasaare gaaray ciidamada dowlada.
Sida warar lagu kalsoon yahay ee sheegayaan magaalada Ceelbaraf waxaa si buuxda gacanta ugu haya oo ku sugan ciidamada xarakada mujaahidiinta Alshabaab.
Ceelbaraf ayaa maalma kahor soo gashay gacanta xarakada Alshabaab, sidoo kale xaalada magaalada ayaa ah mid dagan.