Dagaalo Lagu Jabiyay Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya Oo Ka Dhacay Gobolka Hiiraan.

12
0

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta dagaalo culus ay ka dheceen duleedka degmada Buulaburde.

Dagaaladii maanta ka dhacay duleedka Buulaburde ayaa la soo warinaaya in lagu jabiyey ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya.

Inta ka xaqiijiyay dhimashada waa 3 askari, halka dhaawacana uu yahay 2 askari.

Milliteriga xarakada Alshabaab ee ka howlgalla gobolka Hiiraan ayaa maalmihii la soo dhaafay howlgallo khasaado badan lagu gaarsiiyay ciidamad dowlada Soomaaliya ka fuliyay gobolkaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here