Dagaalo culus oo lagu jabiyay ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya ayaa markale ka dhacay duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexd.
Dagaalkaan ayaa dhacay gabal dhicii shalay ayaa daba socday dagaalo culus oo labadii maalin ugu dambeysay ka dhacayay duleedka Balcad, kuwaas oo khasaaro aad u xooggan lagu gaarsiyay ciidamada dowlada.
Sida warar lagu kalsoon yahay ay sheegayaan dagaaladaas waxaa lagu dilay askar iyo saraakiil katirsan ciidamda dowlada.