Afhayeenka ururuka Xamaas ayaa ku dhawaaqay in la dilay Hogaamiyihiin guud ee Guutooyinka CIzzudiin Al-Qassaam Muxamad Ad-Deyf oo kunyadiisa lagu magacaabo (Abuu Khaalid).
Qaaidkan ayaa la dilay intii uu socday duulaankii cadowtooye ee ay Yahuuddu kusoo qaaday Marinka Qaza, kaas oo qaatay mudo dhan 15 bilood oo xiriir ah, ugu dambayntiina Yahuudda dhaxalsiiyay jab iyo naaso beel.