Mu’assasada Al-kata’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay sii deysay ogaysiis ku saabsan filim taxane ah, kaasi oo loogu magacdaray “Geedigii Gurguurte Guul mise gebidhacleyn?”.
Taxanahan waxay Al-kataa’ib kusoo bandhigi doontaa oo daawadeyaasheedu kaga bogan doonaan xaqiiqda dagaalkii dhacay labadii Gu’ ee lasoo dhaafay, qaybta 1-aad ayaa lagu wadaa in la baahiyo caawa insha’Allaah, taxanahan ayaana ka kooban shan xalqo.