DEG DEG: Alkataib Oo Baahisay Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Deegaanka Abooreey ee Gobolka Hiiraan + Sawiro.

55
0

Warbaahinta Alkataib oo ah garab warbaahineed ee xarakada Alshabaab ayaa baahisay sawirada khasaarihii ka dhashay weerarkii subaxnimadii shalay lagu qaaday deegaanka Abooreey ee bariga gobolka Hiiraan.

Sawirada ayaa lagu arki karaa khasaaraha baaxada leh ee soo gaaray ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya.

Waxaa ka muuqanaya sawirada meydad faro badan oo daadsan xerooyinka la weeraray iyo gadiid dagaal oo gacanta u galay xarakada Alshabaab.

Hoos ka daawo sawirada:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here