Ciidamada booliiska dowlada federaalka Soomaaliya oo xabsiga dhigay Cali Aadan Muumin.
Shakhsiga la xiray ayaa kamid ahaan jiray dhalinyarada taageerta dowlada federaalka, balse maalmahan dhaliilsana jabka gobolka shabeelada dhexe ka soo gaaray ciidamada dowlada.
Sida macluumaad aan heleyno ee sheegayaan Cali Aadan Muumin waxaa u yeeray Macalin Mahdi oo ah Taliyaha boliiska gobalka Banaadir kadib markii uu ugu wacay gurigiisa .