DEG-DEG: Ciidamada Al-Shabaab oo Dagaal Kula Wareegay Deegaan Dhaca duleedka Deegaanka Al-Khawthar ee  Sh-Dhexe.

23
0

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa marba marka ka danbayso deegaano hor leh kala wareegayo ciidamada Dowladda Fedaraalka ee ku sugan gobalka Shabeellaha Dhexe.

Goordhaw waxa uu dagaal ka dhacay  deegaanka Boos-caamir ee dhaca duleedka Al-Kowthar ee Shabeellada Dhexe.

Dagaal kadib ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa si buuxda ula wareegay deegaanka, halkaas oo khasaare lagu gaarsiiyay ciidamada Dowladda Fedaraalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here