Guutada Jugta culus oo xoogagga Al-Shabaab ayaa goor dhawayd weerar madaafiic ah ku garaacay saldhigyada ciidamada Gurguurte ay ku leeyihiin deggaanka Xaaji Cali ee duleedka degmada Cadale.
Ilo-wareedyo aanu helnay ayaa tibaaxay in uu jiro khasaare soo gaaray ciidamadii halkaas ku sugnaa saldhigyadaasi la weeraray.
Wixii faahfaahin ah ee kasoo kordha la socda insha Allaah…..