DEG-DEG: Ciidamada Al-Shabaab oo Saaka Dagaal Kula Wareegay Deegaanka “Boos-hareeri” ee Hoos Tagta Degmada Aadan-Yabaal.

20
0

Ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ka howlgalla gobolka Shabeelada dhexe ayaa saaka dagaal kula wareegay deegaanka “Boos-hareeri”.

Deegaankaan Boos Hareeri ayaa hoos taga degmada Aadan-Yabaal ee gobalka Shabellada Dhexe.

Sida aan wararka ku heleynk waxaa jira khasaaro gaaray ciidamada dawladda Fadaraalka ee halkaas ku sugnaa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here