DEG DEG: Ciidamada Alshabaab Oo Gacanta Ku Dhigay Xarumaha Ugu Muhiimsan Degmada Balcad.

31
0

Ciidamada xarakada Mujaahidiinta ayaa gudaha u galay qaybo degmada Balcad ee Shabeellada dhexe.

Ciidamada xarakada Alshabaab ayaa jiiray difaacyadii degmada Balcad ee dukeedka magaalada Moqdisho.

Ciidamada xarakada Alshabaab ayaa hadda gacanta ku haya saldhigyadii ugu muhiimsana ee degmada Balcad: sida xarun degmada, saldhigga booliska iyo xarunta maxkamadda daaquutka ah ee dowlada federaalka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here