DEG DEG: Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo Lagu Jabiyay Dagaalo Ka Dhacay Deegaan Qaycad ee Gobolka Mudug.

60
0

Gobolka Mudug:

Dagaallo culus oo u dhaxeeyey ciidamada xarkada Alshabaab iyo kuwa DF ayaa maanta waxay ka dhaceen deegaanka Qeycad ee gobolka Mudug.

Waxaa weerarka maanta qaay ciidamda dowlada federaalka Soomaaliya balse waxay la kulmeen iskacaabin xooggan.

militariga xarakada Alshabaab ayaa in ka badan 5 jeer maanta jabiyey ciidadama dowalda Soomaaliya. 

Dhanka kale waxaa jira khasaaro xooggan oo dhimasho iyo dhaawac isugu jira oo gaaray ciidamada DF ee duullaanka soo qaaday.

Shalay ayay ahayd markii ciidamada DF lagu jabiyay dagaal ka dhacay duuleedka magaalada Xarardheere.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here