DEG DEG: Ciidamada Mujaahidiinta oo Goordhow Cagta Mariyey Fariisimo ay Ciidamada DF ku Leeyihiin Duleedka magaalada Masaajid Cali Gaduud.

22
0
Warar lagu kalsoon yahay ayaa tibaaxaya, in cutubyo ka tirsan malatariga Xarakada  Mujaahidiinta ay goordhow cagta mariyey fariisimo ay maleeshiyaatka  (Gorgor) ku leeyihiin deegaanka “Warta digi samatar” ee duleedka magaalada Masaajid Cali Gaduud ee Shabeellada Dhexe.

Waxaa jira maleeshiyaat weerarkaasi lagu dilay iyo Maxaabiis gacanta lagu dhigay.

Wixii Faahfaahin ah dib ayaan kasoo gudbin doonaa Insha’Allaah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here