DEG DEG: Ciidamada Xarakada Alshabaab Oo Weerar Cagmarin ah ku Qaaday Degmada Awdgeegle ee Gobolka Shabeelada Hoose.

62
0

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelada hoose ayaa sheegaya in jihaadiyiinta Alshabaab weerar culus ku qaadeen degmo katirsan gobolkaas.

Alshabaab ayaa weerar cagmarin ah ku qaaday saldhigyada ciidamada Turkigu tababaray ee Gorgor ay ku leeyihiin degmada Awdheegle Sh/hoose.

Weerarkaan ayaa la sheegay in uu yahay mid aad u culus oo khasaaro xooggan lagu gaarsiiyay ciidamada dowlada federaalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here