Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa goordhawayd dagaal kula wareegay deegaanka “Cadaan-lexeey” oo hoostagta degmada Ruunirgood ee Shabeellada Dhexe.
Warar hor-dhac ah oo kasoo baxaya dagaallo saaka dhacay deegaankaas ayaa sheegaya in ciidamo hubaysan oo katirsan militariga xarakada Mujaahudiinta Al-Shabaab ay weerar culus ku qaadeen farisimo ay ciidamada dawladu ku lahaayeen deegaanka “Cadaan-lexeey”. waxaana jira khasaare kala duwan iyo maxaabiis gacanta lagusoo dhigay.