DEG-DEG: Ciidamada Xarakada Mujahidiinta Al-Shabaab oo Saaka Weerar Cagmarin ah ku Qaaday Xarumaha Ciidamada DF ee Magaalada Balcad.

34
0

Xoogagga Al-Shabaab ayaa saaka weeraro cag-marin ah kula jarmaaday xarumaha iyo saldhigyada ay maleeshiyaatka Gurguurte kaga sugan yihiin magaallada Balcad ee Shabeellada Dhexe, waxaana hadda socda dagaal culus.

Wixii Faahfaahin ah waxaan dib ayaan ugasoo gudbin doonaa akhristayaasheena inshallaah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here