Mu’asassada Jahaadiga ah Al-kataa’ib ayaa baahisay muuqaal lagu soo bindhigaya Jabkii ciidamada dowladda Fadaraalka ku gaaray dagaalk dhawaan ka dhacay Deegaanka Geelgub ee Duleedka Degmada Cadalle ee gobalka Shabeellada Dhexe.
Muuqaalka ayaa soo bandhigaya cutubyo ka tirsan malatariga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo meel hawd ah ku baacsanaya askarta dowladda Fadaraalka oo ay dul heehaabayaan diyaaradaha shisheeye, kuwaas oo waxba u tari waayay marka ay ka dul shanqartay rasaasta mujaahidiinta.
Gababada muuqaalka waxaa lagu arki karaa maydadka ciidamada dowladda Fadaraalka oo bilqan saaxada ay dirirtu ka dhacday.
Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Siina Faafi.