DEG-DEG: Daawo Malatariga Al-Shabaab oo la Wareegay Deegaanka Yasooman ee Gobalka Hiiraan. [SAWIRRO]

19
0

Mu’assasada Al-kataa’ib garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa goor-dhow  baahisay inka badan 10 sawir oo lagu  soo bandhigaya Ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo la wareegaya deegaanka  Yasooman ee gobalka Hiiraan.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Siina Faafi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here