DEG-DEG: Daawo Muuqaal Cusub oo ay Baahisay Mu’asasada Al-Kataa’ib.

58
0

Daawo Muuqaal Cusub oo ay baahisay mu’asada Al-Kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Mujahidiinta Al-Shabaab, muqaalkan ayaa ciwaan looga dhigay balanqaadkii Allaah ee ahaa: ألا إن نصر الله قريب .

Filimka waxaa lagusoo bandhigay ciidamo aad u badan oo katirsan militariga Xarakada Mujahidiinta Al- Shabaab, kuwaas oo carcartooda qaba dagaalna diyaar u ah, kuna jihaysan furimaha dagaalka.

Sidoo kale muqaalka waxaa saaran labo kalimadood oo ay kala jeediyeen Amiirkii hore ee Xarakada Mujahidiinta Al-Shabaab sheekh Mukhtar Abu-Zubayr iyo amiirka haatan jooga ee Sheekh Axmed Cumar Abu-Cubaydah.

Muqaalka oo dhamaystiran halkan ka daawo

https://archive.gnews.to/s/gJQsZcG65ZzCajj

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here