DEG-DEG: Daawo Qaybta Koowad Muuqaallo Lagasoo Duubay Weerar Lagu Xasmiyay Fariisimaha Cidamada DF ee Deegaanka Boos Hareeri ee Gobalka Shabellada Dhexe.

16
0

Daawo Qaybta 01-aad weeraro lagu qaaday maleeshiyaadka Dawladda Fadaraalka ee Ku sugnaa deegaanka Boos Hareeri ee gobolka  ee Shabeellada Dhexe.

Muuqaalkan ayaa kagusoo bandhigay ciidamada Xarakada mujaahidiinta Al-Shabaab oo cagta marinaya dhamaan fariisimihii ay maleshiyaadka dawladdu kulahaayeen deegaanka, waxayna ciidamadii halkaas joogay u qaybsameen wax dhinta iyo wax dhaacma.

Waxaa sidoo kale muuqaalka lagusoo bandhigayaa qaniimadii dagaalkaas ay mujahidiintu kusoo furteen oo iskugu jirta rasaas iyo noocyada kala duwan oo qoryaha.

Muuqaalka oo dhamaystiran halkan ka daawo.

https://archive.gnews.to/s/HWKxDwr59RNgeKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here