DEG-DEG: Daawo Weerarkii Cagmarinta Ahaa ee Lagu Qaaday Ciidamada DF ee ku Sugnaa Deegaanka Ceel Cali Axmad.

17
0

Daawo Jabkii ay Maleeshiyaadka DF  Kala Kulmeen Deegaanka Ceel Cali Axmad ee gobalka ee Shabeellada Dhexe.

Muuqaalkan ayaa lagusoo bandhigay ciidamada dawladda fadaraalka oo ka firxanaya furimaha dagaalka, waxaana dhamaan saldhigyadii deegaanka ku yaallay la wareegaya militariga xarakada Al-Shabaab, sida laga dheehan karo qaybaha dambe ee muuqaalka.

Filimkan oo dhamaytiran halkan ka daawo

https://archive.gnews.to/s/WcTBPgMn3cZSd93

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here