DEG DEG: Diyaaradaha Shisheeye Oo Dad Shacab Ah Ku Laayay Gobolka Shabeelada Dhexe.

37
0

Duqeyn ay fuliyeen doyaaradaha shisheeye ayaa sababay dhimaso iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ah oo ku sugnaa gobolka Shabeelada dhexe.

Ugu yaraan 1 qof shacab ah ayaa dhintay halka 4 kalane ay dhaawacmeen kadib markii diyaarad nuuca Drones ta ah ay duqeysay dad shacab a oo ku sugnaa duleedka deegaanka Caadleey ee Shabeelada dhexe.

Sida wara lagu kalsoon yahay ay tibaaxayaan qofka dhintay ayaa lagu magacaabi jiray shiiraar cabdi biib waxaa sidoo kale ay dhaawacyo soo gaareen 4 katirsan qoyskiisa.

Ciidamada shisheeye ee Mareykanka iyo Turkida ayaa dalka Soomaaliya kawada xasuuq ka dhan ah shacabka Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here