DEG DEG: Generaal Morgan Oo Geeriyooday.

13
0

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in uu geeriyooday generaal Morgan oo ah mid kamid ah hogaamiye kooxeedyadii dalka Soomaaliya soo maray 30kii sano ee ugu dambeysay.

Morgan ayaa la tilmaama in uu dhibaato daran u geystay shacabka Soomaaliyeed, sidoo kale burbur u horseeday dalka.

Generaal Morgan ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here