Howlgal qorsheysan oo goordhaw ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay ka fuliyeen agagaarka isgoyska deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho waxey ku dileen Maxamed Xasan Jiir oo ku magac dheeraa “Maqas” kaas oo ahaa gudoomiye ku xigeenka dowladda Fadaraalka ugu magacaaban deegaanka Sabiid ee hoostaga degmada Afgooye.
Mas’uulkan ayaa sanadihii ay askarta dowladda Fadaraalka ku sugnaayeen deegaanka Sabiid si aad ah u dhibi jiray bulshada deegaanka.
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa 20-kii bishii Raamdaan ee sanadkan 1446-Hijri weerar cag marin ah kula wareegay deegaanka Sabiid ,Waxaana deegaanka si buuxda gacanta ugu haya Mujaahiidinta oo Raayada Towxiidka ayaana ka babaneysa.