DEG-DEG: Gudoomiyiihii Hore ee Magaalada Caabud-Waaq oo Lagu Dilay Gobalka Galgaduud.

35
0

Wararka nagasoo gaaraya gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in malleeshiyo beeleed hubaysan ay goordhaweyd duleedka degaanka Huurshe ee gobolka Galgaduud ku dileen, gudoomiyihii hore ee magaalada Caabud-Waaq.

Gudoomiyahan la dilay ayaa lagu magacaabi jiray  Xasan Caabud-Waaq, illaayo hada lama oga haybta cidii ka dambaysay dilkan.

Mudooyinkan danbe waxaa gobalada dhexe kusoo badanaya dilalka noocan oo kale ah, kuwaas oo salka ku haya aano qabiil.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here