DEG DEG: Gumeystaha Yahuuda oo Seddex Askari Looga Dilay Magaalada Gaza.

159
0

Weerar jid-gal ah oo maanta ka dhacay ee deegaanka Jabaliya ee waqooyiga Marinka Gaza ayaa lagu laayay tiro ka mid ah gumestaha Yahuuda.

Askarta halaagsamay waxaa ka mid sarkaal darajadiisu ay sareeyo iyo laba askari oo kale.

Channel 12 ee Cibraaniga ayaa sidoo kale sheegay in: 3 askari oo ka yimid Daanta Galbeed lagu dilay weerarkii Al-Qassam ee maanta ka dhacay Jabaliya.

Hoos ka daawo sawirada askarta la dilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here