DEG-DEG: Hawgal Nafhurnimo ah oo Lala Beegsaday Saraakiil Caddaan ah oo Ka Dhacday Muqdisho + {Bayaan}.

7
0

Hawl-gal naf-hur ah oo lagu beegsaday saraakiil caddaan reer-galbeed ah ayaa goor dhawayd jihaadiyiinta Al-Shabaab ka fuliyeen gudaha xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho.

Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab oo war-saxaafadeed kasoo saartay hawgalkan ayaa sheegtay, in camaliyadan ay sidii loo qorsheeyay u dhacday, isla markaana khasaare culus lagu gaarsiiyay saraakiil reer galbeed ah oo kor meer ku joogay xerada, halkaas oo uu tababar uga socday ciidamo ka tirsan dawladda fadaraalka.

Halkan ka akhriso Bayaanka oo dhamystiran.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here