DEG-DEG: Malatariga Al-Shabaab oo si Buuxda ula Wareegay Deegaanka Xawaadley ee Gobalka Sh-dhexe.

13
0

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa si buuxda ula wareegay deegaanka Xawaadley ee gobalka Sh-dhexe, kadib markii ay halkaasi isaga firxadeen ciidanka Shisheeye ee Burundi iyo kuwa Dowladda Fedaraalka.

Deegaankan ayaa horay waxaa uga dhacay weerarro jihaadi ah oo ay fuliyeen malatariga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kuwaas oo lagu naafeeyay ciidamada dowladda Fadaraalka iyo kuwa shisheeye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here