Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelada dhexe ayaa tibaaxaaya in ciidamada xarakada Alshabaab la wareegeen deegaanka War-Ciise ee gobolka shabeelada dhexe.
Deegaanka War-Ciise ayaa qiyaastii 25km dhanka bari uga beegan magaalada Jowhar.
Sida muuqata jihaadiyiinta Alshabaab ayaa kulaalaaya magaalada muhiimka ah ee Jowhar.