Mu’assasada Al-Kataa’ib ayaa baahisay dardaaran qiimo badan oo uu jeediyay Sheekh Maxamed Mire Jaamac oo ahaa waaligii Wilaayaadka Islaamiga ah ee Soomaaliya, kaas oo dhawaan ku shahiiday duqayn ay fuliyeen diyaaradaha dawladda Maraykanka.
Dardaarankan oo taabanayay dhinacyo badan ayuu Sheekhu marka koowaad ugu dardaarmay Mujaahidiinta inay safkooda mideeyaan, isakana iska ilaaliyaan tafaraaruqa iyo kala taga, sidoo kale Sheekhu wuxuu dardaaran qiimo badan u jeediyay dumarka muslimaadka ah ee korinaya ubadka mujaahidiinta.
Dhanka kale Sheekhu wuxuu aad ugu dardaarmay umarada Mujaahidiinta, inay ku sabraan culayska ay ummadda u hayaan, isla markaana ay gaaraan hiigsigoodii ahaa hirgalinta shareecada Allaah iyo u hiilinta dadka dulman.
Halkan ka dhagayso dardaaranka oo Maqal ah.