Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta ayaa goordhow qarax la beegsatay kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen maleeshiyaad ka tirsan Dawladda Fadaraalka oo gurmad ahaan uga soo baxay magaalada Muqdisho.
Qaraxan oo ka dhacay halka loo yaqaano Lafoole ayaa gaystay khasaare xooggan oo soo gaaray ciidamadii gurmadka ahaa.
Wixii faahfaahin ah dib ayaan kasoo gudbin doonaa inshallaah.