Mujaahidiinta ayaa goordhow weerar madaafiic ah ku qaaday maleeshiyaatkii DF ee lagu jabiyey degmada Awdheegle kuwaasi oo u firxaday deegaanka Bariire.
Waxaa sidoo kale Mujaahidiinta ay weerar madaafiic ah ku qaadeen saldhigga maleeshiyaatka ridada ay ku leeyihiin deegaanka Number 60 ee Shabeellada Hoose.