Magaalada muqdisho waxaa ka dhacay qarax nafhurnimo ah, oo lala beegsaday Askar iyo saraakiil katirsan ciidamada dawlada fadaraalka, kuwaas oo ku sugnaa xarunta iskool-buluusiya ee dagmada Xamar-jajab.
Qaraxa oo ay sheegteen Xarakada Al-Shabaab ayaa sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka hordhac ah ee ay Xarakadu kasoo saartay Qaraxaas.