Warbaahinta dalka Faransiiska ayaa maanta oo Sabti ah sheegtay in qarax uu ka dhacay afaafka hore ee macbad ay Yuhuudda ku leeyihiin koonfurta Faransiiska.
Wargeyska Lefigaro ayaa sheegay in qarax laga maqlay subaxnimadii Sabtida, qaraxaas oo ka dhacay ka soo horjeedka Beyt Jacob oo ku yaal aagga “La Grande Motte” ee Hérault.
Qaraxa waxaa ku dhaawacmay mid ka mid ah ciidamada Police ka Faransiiska waxaana ku gubtay ilaa 2gaari oo yaalay macbadka hortiisa.
Xasuuqa uu gumeystaha Yahuuda kawado magaalada Gaza ayaa sababay in loo arko gumeystaha Yahuuda kuwo halis ku ah dunida oo idil.