DEG-DEG: Qarax Labaad oo Lagu beegsaday Ciidamo Gurmad u ahaa Goobta uu ka Socdo Howlgalka Naf-hurnimada ah ee magalaada Baledweyne.

33
0

Saacado ka hor waxaa magaalada Baladwayne ka bilowday hawlgal inqimaasi ah oo lagu daahfuray qarax istishhaadiyo ah, kaas oo lala beegsaday xarun ciidan oo ay ku sugnaayeen saraakiil iyo mas’uuliyiin ka tirsan dawladda.

Qarax labaad ayaa goordhow lala eegtay maleeshiyaat gurmad ahaan usoo aaday goobta uu ka socdo howlgalka Inqimaasiga ee magalaada Baledweyne.

Wixii faahfaahin ah dib ayaan kasoo gudbin doonaa inshallaah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here