DEG-DEG: Sawirrada Dagaalkii Ceel Cali Axmed Oo La Baahiyay. [Sawirro].

34
0

Mu’assasada warbaahineed Al-Kataa’ib ayaa faafisay sawirro laga soo qaaday, sida uu u dhacay dagaalkii weynaa ee Ceel Cali Axmed, waxaana la arkayaa meydadka ciidamada Dowladda Federaalka iyo gaadiidka laga soo qaniimaystay.

Halkaan ka daawo sawirrada.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here