Warar dagdag ah oo ka imaanaya dhanka Shabellada hoose ayaa tilmaamaya in ciidamada mujaahidiintu ay maanta weerar loo adeegsaday qarax nafhurnimo ah lala beegsaday kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen ciidamada Africaanta kuwaasi oo marayey duleedka degmada Afgooye ee Shabeellada Hoose.
Wixii faahfaahin ah dib ayaan ugasoo gudbin doonaan akhristayaasheena.