DEG-DEG: Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo Si Nabada Kula Wareegtay Deegaanka Ceel-qooxle ee Gobalka Hiiraan.

18
0

Wararka ka imaanaya Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta ee Xarakada Al-Shabaab ay si nabad galyo ah kula wareegeen deegaanka Ceel-qooxle ee gobalka Hiiraan.

Jihaadiiyiinta ayaa qabsaday deegaanka kaddib markii ay goobta isaga baxsadeen dhamaan maleeshiyaadkii ku sugnaa deegaanka iyo nawaaxigiisa, kuwaas oo aan la ogayn jihada rasmiga ah ee ay u baxsadeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here