Diyaaradaha Mareykanka Oo Duqeymo Ka Fuliyay Jaziirada Karmaan ee Dalka Yeman.

29
0

Warbaahinta xiriirka la leh kooxda Xuuthiyiinta ayaa ku warantay in labo weerar oo dhanka cirka ah ay Mareykanka la beegsadeen Jaziirada Kamaran oo ku taal xeebta Xudeydah ee galbeedka Yemen.

Duulaanka Maraykanka ee Yemen ayaa ka sii socdo dalkaas asago fuliya duqeymo culus oo ka dhan ah saldhigyada kooxda Xuuthiyiinta.

Dhanka kale, afhayeen u hadlay militariga gumeystaha Israa’iil ayaa sheegay in qabteen diyaarad aan duuliye lahayn oo kaga timid dhanka Yemen.

Dowlada Mareykanka iyo gumeystaha Yahuuda ayaa wada dagaal ka dhan ah muslimiinta ku Falastiin iyo Yeman.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here