Muslimiinta dalka Suuriya oo ku guuleystay inay ridaan dowladii Nuseyriada ee Bashaar Asad ayaa la kulmaaya cadaadisyo kaga imaanaya dowladaha reer galbeedka.
Mareykanka ayaa ku wargeliyay Qaramada Midoobay in loo baddalo howlgalka waxa loogu yeero qaramada midoobay “hawlgal dowladeed aan la aqoonsanen”.
Tallaabada ay qaaday dowlada Mareykanka ayaa ka tarjumaysa aqoonsi la’aanta dowladda Suuriya ee hadda jirta.
Dhanka kale waxaa sii burburaaya waxa loogu yeero nidaamka caalamiga ah ee u hogaanka u haayo Mareykanka.