Dowlada Pakistan Oo Caruur Yaryar Ku Xasuuqday Afgaanistan +Sawiro.

52
0

Dowlada Pakistan ayaa duqaymo gardaro ah la beegsaday dad rayid oo muslimiin ah oo dagan xuduud beenaadka u dhexeeya Pakistan iyo Afgaanistan.

Ciidamada Cirka ee Pakistan ayaa duqeeyay guryo ay dad rayid ah degenaayeen oo ku yaala gobolka Paktika ee bariga Afgaanistan.

Duqeynta waxaa ku shahiiday tiro caruur iyo haween aan waxba galabsan.

Ciidamada Pakistan ayaa dhowr mar sidaan oo kale duqeymo gardaro ah ka fuliyay gudaha Afgaanistan ayagoo xasuuqay caruur iyo haween aan waxba galabsan.

Hoos ka daawo sawirada:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here