Cabdiraxmaan Xujaale oo ahaa Taliyaha Guutada 26-aad ee qeybta 27-aad ee ciidanka Dowladda Fedaraalka, ayaa lagu dilay dagaallo maanta ka dhacay duleedka magaalada Moqokori ee gobolka Hiiraan.